Dil argagax leh oo ka dhacay xaafad katirsan magaalada Muqdisho

Dil dad badan ay ka argagaxeen ayaa ka dhacay xaafada Towfiiq ee degmada Yaqshiid, waxaana dilkaasi la sheegay in nin kamid ahaa dadka deegaanka  uu u geestay xaaskiisa. Sida aan Wararka ku helnay nin  magaciisa lagu sheegay Cabdi Cali Yuusuf ayaa xaaskiisa ku gowracay xaafada Towfiiq ee degmadsa Yaqshiid, walina lama oga sababta keentay in … Continue reading Dil argagax leh oo ka dhacay xaafad katirsan magaalada Muqdisho